Hun

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Maro aad duug u ah.


Hun

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)

Maro duug ah tolid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hun

caadaqaate | waddo-hunguri | xabag | yaw | yibir | alfiyoole | booc | calool | carrabmaris | cidhib |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg