Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
qurdid  eeg qurud.
qurdo1  Xaniinyo. qurdo2  1. Gabadh madaxa ka xiiran oo yuul ah. 2. Q. ah: ri'dhego yaryar oo foolxun. qurdowalaq  Orgi aan gaarin da'dii uu riyaha ku rimin lahaa.
qurdowalaqnimo  Qurdowalaq ahaansho.
qurdudumsad  ld qurdudumsasho.
qurdudumsasho  eeg qurdudumso. ld qurdudumsad, qurdudumsi, qurjujubsad, qurjujubsash.
qurdudumsi  ld qurdudumsasho.
qurdudumso  Wax adag ilka ku burbursasho. ld qurdujubso, qurjujubso, qurjujumso, qururumso.
qurgo'  Cid dhimasho.
qurgo'id  eeg qurgo'.
qurgoo  Nafley nafta ka qaadid.
qurgooyo  Naf ka goynta cid nafta laga gooyo.
qurgoyn  eeg qurgoo.
quri  1. Awr qooqan, mid kale guulguul iyo cabsi ku samayn isaga oo guux iyo micilis isugu daraya. 2. Cid u duurxulid.
qurin  eeg quri. ld quris.
quris  ld qurin.
qurjad  Koritaanka jirku sameeyo.
qurjujubsad  ld qurdudumsasho.
qurjujubsasho  ld qurdudumsasho.
qurjujubsi  ld qurdudumsasho.
qurjujubso  ld qurdudumso.
qurjujumsad  ld qurdudumsasho.
qurjujumsasho  ld qurdudumsasho.
qurjujumsi  ld qurdudumsasho.
qurjujumso  ld qurdudumso.
qurmi  Wax qurun ka dhigid.
qurmid  eeg qurun².
qurmin  eeg qurmi.
qurmoon1  ld qurmuun¹.
page : 81 of 86
<< < 76 77 78 79 80 81 82 83 84 85 86 >

 

Exit mobile version