Qurdo

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xaniinyo. Xaniinyo


Qurdo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Gabadh madaxa ka xiiran oo yuul ah. 2. Q. ah: ri'dhego yaryar oo foolxun.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurdo

qurdowalaq | qurdowalaqnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg