cubcubid eeg cubcub². ld cubcub¹ (4), cucubid.
cubcubnaan eeg cubcuban. ld cubcubnaansho,cucubnaan,cucubnaan-sho.
cubcubnaansho ld cubcubnaan.
cubid eeg cub².
cubmid eeg cuban¹. ld cugmid.
cubnaan eeg cuban². ld cubnaansho, cugnaan, cugnaansho.
cubnaansho ld cubnaan.
cubo Ciyaar qofka ugu habboon xulasho. ld cugo.
cubtamid eeg cubtan². ld cubtan¹ (2), cugtamid.
cubtan1 1. Doorasho ay laba qof ku kala xushaan dad kula jaal noqonaya ciyaar lagu tartamayo, iyaadoo midba markiisa qof magacaabanaya. 2. ld cubtamid. ld cugtan¹. cubtan2 Laba qof, iyadoo midba markiisa qof magacaabanaya, dad kula jaal noqonaya ciyaar lagu tartamayo xulasho. ld cugtan². cucub1 ld cubcub¹. cucub2 ld cubcub². cucuban ld cubcuban.
cucubid ld cubcubid.
cucubnaan ld cubcubnaan.
cucubnaansho ld cubcubnaan.
cudad Hoore dabaysha raaca.
cudbi Bul jilicsan, cad, loo isticmaalo siyaabo badan, dharkana laga samaysto oo uu dhalo geed ka baxa kulaylaha; suuf.
cuddaar Meerayaasha waaweyn mid ka mid ah; dusaa.
cuddabbax1 ld ciddabbax¹. cuddabbax2 ld ciddabbax². cuddabbixi Haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysanayso masruufid.
cuddabbixid ld ciddabbixid.
cuddabbixin eeg cuddabixi. ld cuddabbixis.
cuddabbixis Masruufka la siiyo haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysaneyso. ld cuddabixin.
cuddabixis ld cuddabbixis.
cuddad 1. (u) Qalabka birtumuhu adeegasado oo dhan. 2. Birdhuuban, culus oo qalbka la tumayo hoostiiisa la dhigo; dubbad. 3. (u) Xirmo dhar ah.
cuddi Gilgilid (samayo, waran); ka gariirsiin. ld cuti².
cuddin eeg cuddi. ld cuddis, cutin.
page : 84 of 95
<< < 79 80 81 82 83 84 85 86 87 88 89 > >>