cubtan
(m.l)1. Doorasho ay laba qof ku kala xushaan dad kula jaal noqonaya ciyaar lagu tartamayo, iyaadoo midba markiisa qof magacaabanaya. 2. ld cubtamid. ld cugtan¹.
cubtan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Laba qof, iyadoo midba markiisa qof magacaabanaya, dad kula jaal noqonaya ciyaar lagu tartamayo xulasho. ld cugtan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cubtan ↴
cubtamid [m.f.dh]
eeg cubtan². ld cubtan¹ (2), cugtamid.
cugtan [m.l]
ld cubtan¹.
cugtan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
ld cubtan².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg