Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: siin
kuwaa  ld kuwaas.
kuwaaga  eeg kaaga 1 / taada¹.
kuwaantam  (fiis.) Qaybta ugu yar ee tamar, lagana heli karo kaah birlabdanabeed leh rakaad go'an. Mar kasta, tamarta kaah birlabdanabeedku waa dhufsanaha kuwaantum.
kuwaartsayd  (jool.) Dhadhaabo aad u kakan oo ka kooban kuwaarts (badan 90% ma ka) waxayna ka samaysantaa dhagax bataax; kuwaartsaydku daldaloolo ma laha sida dhagax bataax.
kuwaas  eeg kaas¹. ld kuwaa.
kuwaatis  (jool.) Mid ka mid ah macaadintra aad loo helo, oo ku jirta dhadhaabooyin iyo carrooyin badan iyadoo leh qaabab kala duwan, badanaa waxay buuxisaa dhuumaha, isgalooyinka, iyo hogagga dhadhaabaha. Badanaa waxaa ku qasan macaadin kale, oo ay ka mid yihiin birta ceeriin. Waxay ka samaysantahay silika iyo ogsajiin. Waxay samaysaa xaddigu ugu badan ee bataaxda.
kuwama  eeg kuma, tuma¹.
kuwan  eeg kan¹.
kuwayaga  eeg kaayaga 1 / taayada¹.
kuwayga  eeg kayga 1 / tayda 1.
kuwee  eeg kee¹, tee¹.
kuweeda  eeg keeda¹ / teeda¹.
kuweenna  eeg keenna¹ / teenna¹.
kuweer  Magacuyaal tilmaame oo wadar, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tus. “ Waa kuweer hablihii soomaaliyeed”.
kuwii  eeg kii.
kuwiinna  eeg kiinna¹ / tiinna¹.
kuwiisa  eeg kiisa¹ / tiisa¹.
kuwo  eeg ku².
kuwoo  eeg koo 2 (1).
kuwoo1  ld eeg koo¹/too¹ kuwooda  eeg kooda¹ / tooda¹.
kuxige  Qof jago uga hooseeya cid kale. ld kuxigeen.
kuxigeen  ld kuxige.
l  Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.
la1  Magacuyaal tilmaamaya in faluhu uu yahay qof aan la aqoon ama aan la caddaynin. Tus. “Waa la yiri”. la2  Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa oo tilmaamaya wehelin ama wax wada qabsi. Tus. “Cali buu la socdaa”, “Wuu ila shaqeeyaa”, “Kursigaan la tag!”. la'  Wax, wax ka maqanyihiin ahaansho.
la'aan  eeg la'. ld la'aansho, la'i, li'i.
la'aansho  ld la'aan.
la'i  ld la'aan.
page : 937 of 1584
<< < 932 933 934 935 936 937 938 939 940 941 942 > >>

 

Exit mobile version