Kuwaantam
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Qaybta ugu yar ee tamar, lagana heli karo kaah birlabdanabeed leh rakaad go'an. Mar kasta, tamarta kaah birlabdanabeedku waa dhufsanaha kuwaantum.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuwaantam ↴
aragtida kuwaantam | footon | heer-tamar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg