Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dambeeto
marooqsad  ld marooqsasho.
marooqsan  1. Wax marooq yeeshay ahaansho (xarig, maro iwm). 2. Wax marooq yeeshay ahaansho (gees, qori iwm). ld maroogsan.
marooqsanaan  eeg marooqsan. ld maroogsanaan, maroogsanaansho, marooqsanaansho.
marooqsanaansho  ld marooqsanaan.
marooqsasho  eeg marooqso. ld maroogsad, maroogsasho, maroogsi, marooqsad, maroo.
marooqsi  ld marooqsasho.
marooqso  Cid wax gacanteeda ku jira xoog kaga qaadasho. ld maroogso, maroorso.
maroor1  Meesha nafleydu ka saxarooto. maroor2  Xarig, maro, iwm marooq yeelasho. marooradillaac1  ld muraaradillaac¹. marooradillaac2  ld muraaradillaac². marooradillaaci  ld muraaradillaaci.
marooradillaacid  ld muraaradillaacid.
marooradillaacin  ld muraaradillaacin.
maroori  Si maroor ah wax u wareejin.
maroorid  eeg maroor².
maroorin  eeg maroori.
marooro  (bot.) Geed-saar ka kooban laamo jilicsan oo la cuno, oo dhadhankiisu dhanaanyahay.
maroorsamid  eeg maroorsan¹.
maroorsan1  Wax maroor leh noqosho (xarig, maro iwm). maroorsan2  Wax maroor leh ahaansho (xarig, maro iwm). maroorsanaan  eeg maroorsan². ld maroorsanaansho.
maroorsanaansho  eeg maroorsanow. ld maroorsanaan.
maroorsanow  Wax marooq yeeshay noqosho (xarig, maro iwm).
maroorsasho  ld marooqsasho.
maroorso  ld marooqso.
marqaami  Marqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami.
marqaamid  eeg marqaan². ld murqaamid.
marqaamin  eeg marqaami. ld marqaansiin, marqaansiis, murqaamin.
marqaan1  1. Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka. 2. M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.
page : 1036 of 1584
<< < 1031 1032 1033 1034 1035 1036 1037 1038 1039 1040 1041 > >>

 

Exit mobile version