marooq
(m.l)1. Xarig, maro, iwm oo la maroojiyey meesha ay iskaga guntamaan. 2. Qallooc.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marooq ↴
farammarooqsad [m.l]
ld farammarooqsasho.
farammarooqsasho [m.f.dh]
eeg farammarooqso. ld farammarooqsad, farammarooqsi, faraammaroorsad.
farammarooqsi [m.l]
ld farammarooqsasho.
farammarooqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadasho. ld farammaroorso.
geesmarooq [m.l]
Orgi da'wey.
goodir [m.l]
1. Ugaar weyn oo leh geeso dhaadheer oo marooqsan iyo diillimo dhinacyada kaga yaal. 2. G.ah: midab madow-xigeen ah oo geelu yeesho.
maroogsad [m.l]
ld marooqsasho.
maroogsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld marooqsan.
maroogsanaan [m.dh]
ld marooqsanaan.
maroogsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld marooqsanaan.