Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dambeeto
martiyid  eeg marti³.
marwalleys  Markastaba.
marwaxad  ld marawaxad.
marwaxad neefeed  (tegno.) Neef ka timid cadaadis motoor oo loo adeegsado motoor wax wareejiya.
marwaxadi  ld marawaxadi.
marwaxadin  ld marawaxadin.
marwaxo  ld marawaxad.
marwee  ld murwee.
marweyn  ld murweyn.
marweysan  ld murweysan.
marweysnaan  ld murweysnaan.
marweysnaansho  ld murweysnaan.
marwo  1. Haweeney la qabo oo sumcad fiican ku leh dadka dhexdiisa; gaari. 2. Haweenay. 3. ld murwo (2).
marxabba  1. Waa yahay!. 2. Soo dhowow.
marxabbaysii  ld marxabbee.
marxabbee  U m.: qof si wanaagsan u soo dhoweyn. ld marxabbeysii.
marxabbeyn  eeg marxabbee. ld marxabbeysiin.
marxabbeysiin  ld marxabbeyn.
marxal  1. ld marxalad (3). Fogaan maalin socod dhan. 2. Gar; daw; jid.
marxalad  1. Sida wax xaaladdii ku sugantahay. 2. Muddo dhawr waqti loo qeybiyey mid ka mid ah. 3. ld marxal (1).
marxi  1. Wax tashiilid. 2. Hilib marax ka dhigid.
marxid  eeg marax².
marxin  eeg marxi. ld marxis.
marxis  ld marxin.
marxuum  Qof mar hore dhintay.
maryaad1  ld maryaadid. maryaad2  Nafley aad u silcid. ld meryaad², miryaad². maryaadi  Nafley aad uu silcin. ld meryaadi, miryaadi.
maryaadid  eeg maryaad². ld maryaad¹, meryaad¹, meryaadid, miryaad¹.
maryaadin  eeg maryaadi. ld maryaadis, meryaadin, meryaadis, miryaadin.
page : 1039 of 1584
<< < 1034 1035 1036 1037 1038 1039 1040 1041 1042 1043 1044 > >>

 

Exit mobile version