dhugmo
(m.dh)

1. Fiiro. 2. ld dhug (1). Caqli weyn. 3. ld dhugato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhugmo

dhugato [m.dh]
Cudur geela sambabbada kaga dhaca oo qufac badan leh. ld dhug (4), dhugmo (3).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg