masiixiyad (dii.) Haweenay kiristaan ah.
masil1 ld masal¹. masil2 ld masal². masilid ld masalid.
masingow Ciyaar dhaqameed laga yaqaan Jubbada Hoose.
masixid eeg masax². ld masax¹.
masjid (dii.) Masaajid.
masjoohaar Mas weyn oo leh jawharad uu habeenkii ku mirta.
maskab 1. Meherad. 2. Sharaf.
maskabjab1 ld maskarjab¹. maskabjab2 ld maskarjab². maskabjaban ld maskarjaban.
maskabjabi ld maskarjabi.
maskabjabid ld maskarjabid.
maskabjabin ld maskarjabin.
maskabjabnaan ld maskarjabnaan.
maskabjabnaansho ld maskarjabnaan.
maskabjabsan ld maskarjaban.
maskabjabsanaan ld maskarjabnaan.
maskabjabsanaansho ld maskarjabnaan.
maskan Maro yar, madow daldaloollo yaryar leh oo haweenku madaxa saartaan, gambo.
maskar1 1. Sharaf. 2. Mowjad; hir. 3. Maskab. maskar2 (bot.) Geed faalala, dabrada u eg oo xooluhu cunaan. maskarjab1 1. Mowjadda jabbiddeeda. 2. Dad meel ka caaryey oo aan waxba haysan oo doonni ama markab la jabay. 3. ld maskarjabid. ld maskabjab¹. maskarjab2 1. Qof sharaf-jabid maamuus dhicid. 2. Dad doon ama markab la jabid. ld maskabjab². maskarjaban Qof maskarjab ku dhacay ahaansho. ld maskabjaban, maskabjabsan, maskarjabsan.
maskarjabi Cid sharafta ka qaadid. ld maskabjabi.
maskarjabid eeg maskarjab². ld maskabjab¹, maskabjabid, markarjab¹ (3).
maskarjabin eeg maskarjabi. ld maskabjabin.
maskarjabnaan eeg maskarjaban. ld maskabjabnaan, maskabjabnaansho, maskabjabsanaan.
page : 1046 of 1584
<< < 1041 1042 1043 1044 1045 1046 1047 1048 1049 1050 1051 > >>