Maskarjabi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cid sharafta ka qaadid. ld maskabjabi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maskarjabi

maskabjabi | maskabjabid | maskabjabin | maskarjab | maskarjabid | maskarjabin | qaddarjabid | qaddarjabin | qaddarjebid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg