niiko Ciyaar meelo badan oo calamka ah laga dheelo taas oo uu qofka ciyaarayo dhexda luxo.
niil Feeraha geel saddexda ugu dambaysa oo xiga lugta dambe; mayraq.
niinf (c.nafl.) Heer ay maraan xasharaadka qaarkood intaayan weynaan sida: kaboyaaga marka ukunta ka soo baxaan niinfigu waxay u egyihiin kuwa waaweyn; waxay kaga duwan yihiin oo keliya: a) way ka yaryaryihiin; b) baalal uma soo wada bixin; c) mana baaluqin.
niis Ciid jilicsan oo aan boor lahayn oo togaggu keenaan.
niishaab1 ld nishaab¹. niishaab2 ld nishaab². niishaaban1 ld nishaaban¹. niishaaban2 ld nishabaan². niishaabid ld nishaabid.
niishaabmid ld nishaabmid.
niishaabnaan ld nishaabnaan.
niishaabnaansho ld nishaabnaan.
niishaabtamid ld nishaabtamid.
niishaabtan1 ld nishaabtamid. niishaabtan2 ld nishaabtan². nijaar ld najaar.
nijaarnimo ld najaarnimo.
nijaas1 ld najaas¹. nijaas2 1. (dii.) ld najaas². 2. Wax aan daahir ahayn. 3. Wax daahirnimada buriya. nijaasaysan Wax nijaaso ka ba'day ahaansho. ld najaasaysan.
nijaasaysnaan eeg nijaasaysan. ld najaasaysnaan, najaasaysnaansho, nijaasaysnaansho.
nijaasaysnaansho ld nijaasaysnaan.
nijaasee ld najaasee.
nijaaseyn ld najaaseyn.
nijaasnimo ld najaasnimo.
nijaaso ld najaaso.
nijaasoobid ld najaasobid.
nijaasow ld najaasow.
nikaax1 Xarig diini ah oo isu xalaaleynaya nin iyo naag is guursanaya. nikaax2 Qof haween ah nin raba inuu guursado u xalaaleyn. ld nikaaxi.
page : 1138 of 1584
<< < 1133 1134 1135 1136 1137 1138 1139 1140 1141 1142 1143 > >>