Niibow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ka sibxashada ay wax sibxadaan laba gacmood dhexdood iwm. ld niiboobid.

Niibow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Wax sibxanaya oo aan gacantu qabaneyn noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga niibow

niiboobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg