Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qaldhow
nisyaraan eeg nisyar. ld nisyaraansho.
nisyaraansho ld nisyaraan.
nisyari Yaraanta baaxadda, laxaadka iyo jimirka ee qof leeyahay.
nitaaqayn ld hantaaqayn.
nitaaqee ld hantaaqee.
nitaaqo ld hantaaqo.
nitaaqoo ld hantaaqoo.
nitaaqood ld hantaaqood.
nixi Ka n.: cid naxdin ku abuurid.
nixid eeg nax.
nixin eeg nixi.
niyad ld niyo.
niyadjab (1) ld niyajab¹.
niyadjab (2) ld niyajab².
niyadjabsan ld niyajabsan.
niyadjabsanaan ld niyajabsanaan.
niyadjabsanaansho ld niyajabsanaan.
niyadjebi ld niyajebi.
niyadjebid ld niyajebid.
niyadjebin ld niyajebin.
niyadkac (1) ld hiyikac¹.
niyadkac (2) ld hiyikac².
niyadkicid ld hiyikicid.
niyadsamaan ld niyasamaan.
niyadsamaansho ld niyasamaan.
niyadsami ld niyasamaan.
niyadsamo ld niyasamaan.
niyadsamow ld niyasamow.
niyadsan ld niyasan.
niyadxumaan ld niyaxumaan.
<< < 1136 1137 1138 1139 1140 1141 1142 1143 1144 1145 1146 > >>

 

Exit mobile version