Nixi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ka n.: cid naxdin ku abuurid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nixi

ummuladdoox | diirnixid | dubnixid | farakannixid | fargannixid | farkannixid | handad | hanfariiri | jiirnixid | jirnixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg