qabatoon2 1. Cudur qabatiin leh oo soo noqnoqda dareemid. 2. Cunto iyo cabbid muddo dheer laga raagay darteed dhibaato badan dareemid. qabax Dhigaha waaweyn ee aqalka miyiga.
qabay Weelka qabada laga sameeyo.
qabayaro Qabo silloon oo qodxo yaryar leh iyo dhacaan cad oo caanaha u eg oo haddii ay dadka afka iyo indhaha ka gaaraan guba.
qabbaan1 1. Qof qof kale u adeega; midiidin. 2. Miisaan weyn oo waxyaabaha culus lagu miisaamo. qabbaan2 Qof qof kale u adeega, midiidin (naag). qabbaan3 U q.: cid u adeegid. qabbaanid eeg qabbaan³.
qabbaansad ld qabaansasho.
qabbaansasho eeg qabbaanso. ld qabbaansad, qabbaansi.
qabbaansi ld qabbaansasho.
qabbaanso Cid qabbaan ka dhigasho.
qabbil Yeelid; maqlid; oggolaan; aqbalid.
qabbilid eeg qabbil.
qabbir1 Isu dhoweynta lugaha awr la dabrayo aad la isugu dhaweeyo. ld qabbirid. qabbir2 Rati dabar si aad ah ugu dhuujin si uusan u fogaan. qabbiran Rati wax la qabbiray ahaansho.
qabbirasho eeg qabbiro.
qabbirid eeg qabbir². ld qabbir¹.
qabbirnaan eeg qabbiran. ld qabbirnaansho.
qabbirnaansho ld qabbirnaan.
qabbiro Awr si qabbir ah u xirasho.
qabco ld abqo.
qabdhan Marka xooluhu biyo aysan ka dhergin cabbaan.
qabee ld qubee.
qabeyn ld qubeyn.
qabeys ld qubeys.
qabeysasho ld qubeysasho.
qabeyso ld qubeyso.
qabid eeg qab³.
page : 1167 of 1584
<< < 1162 1163 1164 1165 1166 1167 1168 1169 1170 1171 1172 > >>