Qabbaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Qof qof kale u adeega; midiidin. 2. Miisaan weyn oo waxyaabaha culus lagu miisaamo.
Qabbaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.l)Qof qof kale u adeega, midiidin (naag).
Qabbaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)U q.: cid u adeegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabbaan ↴
nashlee | qabbaanid | qabbaansad | qabbaansasho | qabbaansi | qabbaanso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg