Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: teershari
qaddaran Wax Eebbe qaddarey ahaansho.
qaddari Qiimeyn; sharaf; tixgelin.
qaddarid eeg qaddar³.
qaddarin eeg qaddari. ld qaddaris.
qaddaris ld qaddarin.
qaddarjab (1) ld maskarjab¹.
qaddarjab (2) ld maskarjab².
qaddarjaban ld maskarjaban.
qaddarjabi ld maskarjebi.
qaddarjabid ld maskarjabid.
qaddarjabin ld maskarjabin.
qaddarjabnaan ld maskarjabnaan.
qaddarjabnaansho ld maskarjabnaan.
qaddarjabsan ld maskarjabsan.
qaddarjabsanaan ld maskarjabsanaan.
qaddarjabsanaansho ld maskarjabsanaan.
qaddarjebi Cid sharafta ka qaadid.
qaddarjebid ld maskarjabid.
qaddarjebin eeg qaddarjebi.
qaddarnaan eeg qaddaran. ld qaddarnaansho.
qaddarnaansho ld qaddarnaan.
qaddicid eeg qaddac. ld qaddac¹ (3).
qaddiifad ld kadiifad.
qaddiman Hanti, wax la qaddimay ahaansho.
qaddimid eeg qaddin.
qaddimnaan eeg qaddiman. ld qaddimnaansho.
qaddimnaansho ld qaddimnaan.
qaddin Wax waqtigii la sameyn lahaa ama la bixin lahaa ka soo hormarin.
qaddiyad Dan iyo ujeeddo ay cid ama ummad leedahay.
qadduun 1. Shey duug ah oo aad u da'weyn oo waayihii hore lagu dhaqmi jirey. 2. Meel qof ama dad ku duuganyihiin; qabri. 3. Seef godan oo daab qori ah leh.
<< < 1166 1167 1168 1169 1170 1171 1172 1173 1174 1175 1176 > >>

 

Exit mobile version