Qaddin

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

Wax waqtigii la sameyn lahaa ama la bixin lahaa ka soo hormarin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaddin

maqaddin | qaddimid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg