Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: muqmadaysnaan
sedburso  Wax la wada leeyahay qaybtii aad ku lahyd ka badan qaadasho.
sedo  ld sado.
see  ld sidee.
seeb1  Qori dheer oo afka hore u ballaaran oo bedenada iyo huuriyada lagu wado. seeb2  Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld seebi. seebi  ld seeb².
seebid  eeg seeb². ld seebin.
seebin  ld seebid.
seed1  Sooh adag, cad oo muruqyada madaxooda ku yaal isuna haya muruqyada iyo lafaha. seed2  (c.nafl.) Koox nudo ah oo liilsami kara, kuwaasoo hal ama in ka badan oo lafo ah oo isu tagay, isuna haya kalagoosyo dhaqdhaqaaq. Seeduhu waxay xukumaan dhaqdhaqaaqa lafaha ee kala-goyska, sidaa awgeed waxay muhiim u tahay ka hortagga kala baxa. seeddi  Naag la qabo walaalkeed iyo ninkeedu waxa ay isu yihiin.
seeddinnimo  Seeddi ahaansho.
seef  Qalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka samaysan bir xalleefsan, dhuuban, dheer, toosan ama qalloocan, leh caarad wax mudda iyo af wax gooya.
seef-bacaad  (jool.) Nooc ka mid ah bataax bacaad, oo badanaa laga helo saxaaraha, taasoo ka kooban lafo dhaa-dheer oo af leh oo barbarro la ah dhinaca dabayshu ka soo dhacayso. Dhammaad-kana waxa kordha dhererka bacaadka, markaasoo dabaylaha gudbani ay kordhi-yaan dhererkeeda iyo ballaadhkeeda.
seef-cireed  Walxo ku wareega qorraxda, raacana meeris qaabkiisu yahay qabaal. Seef-cireedyada, badankoodu, waxa ay leeyihiin daba dheer oo aad noogu muuqa-ta marka uu qorraxda u soo dhawaado.
seeflabbood  1. Karti wax lagu hubsado oo lagu sugo la'aan; kadsiinyo la'aan. 2. S. ah: qof samir daran oo aan wax hubsan.
seeflabboodnimo  Seeflabbood ahaan-sho.
seefle  Nooc kalluunka badda ku nool ka mid ah oo u eg faras-badeedka, guudse aan lahayn.
seeg  Wax gefid.
seegaan  ld jeegaan.
seegeysad  ld seegeysasho.
seegeysasho  eeg seegeyso. ld seegeysad, seegeysi.
seegeysi  ld seegeysasho.
seegeyso  Shahwo iska keenid.
seegid  eeg seeg.
seego  Galmo la'aan qof shahwo isaga keeno.
seegseeg1  1. Qof nolosha ku fashilay. 2. Qof aan waxba tacban karin; nacas; doqon. 3. Qof aan waxba haysan dhibaatana hayso. seegseeg2  Nolol ku fashilid (qof). seegseegid  eeg seegseeg². seeji lg2 (-iyay, -isay) Cid wax gefsiin.
seejin  eeg seeji. ld seejis.
page : 1327 of 1584
<< < 1322 1323 1324 1325 1326 1327 1328 1329 1330 1331 1332 > >>

 

Exit mobile version