Seeflabbood
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Karti wax lagu hubsado oo lagu sugo la'aan; kadsiinyo la'aan. 2. S. ah: qof samir daran oo aan wax hubsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seeflabbood ↴
seeflabboodnimo |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

