Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: faajafaajo
shuuqshuuqle  ld shuuqshuuq.
shuuqsi  ld shuuqsasho.
shuuqso  Quwaax la calalinayo dhacaan ka nuugid.
shuur1  Dhul dhir badan leh oo jiq ah; cayn. shuur2  Badar dhagax biyo uga saarid. shuuran  Badar wax biyo laga shuuray ahaansho.
shuuri  Kibir iyo isla weyni la aamusid.
shuurid  eeg shuur².
shuurin  eeg shuuri. ld shuuris.
shuuris  ld shuurin.
shuurnaan  eeg shuuran. ld shuur-naansho.
shuurnaansho  ld shuurnaan.
shuuro  Soor galley ama meseggo oo si gaar ah loo kariyey.
shuush  1. Cudur. 2. Xumaan uurka la isugu hayo; uurkutaallo.
shuushaami  1. Xoolo si gaar ah oo lexejeclo iyo turidi ku jirto u wadid. 2. Wax si gaar u xannaanayn. ld shuushi.
shuushaamin  eeg shuushaami. ld shuushaamis, shuushin.
shuushaamis  ld shuushaamin.
shuushi  ld shuushaami.
shuushin  ld shuushaamin.
shuushuu  Hadal cid gaar ah wax looga sheegayo oo hoos ahaan laysugu gudbiyo.
shuushuule  Sh. ah: qof xan badan oo dadka hoos ka dicaayadeeya.
shuushuulee  Shuu-shuu fidin.
shuushuuleyn  eeg shuushuulee. ld shuushuuleys.
shuushuuleys  ld shuushuuleyn.
shuushuunle  ld shuuqshuuq.
shuux1  Roob aan tabar lahayn oo dhibco yaryar. shuux2  Roob aad u dhibco yaryar oo aan tabar lahayn di'id. shuuxid  eeg shuux².
shux1  Duxda ka baxda shay dufan leh marka qorraxda la dhigo. shux2  Socod xarrago yar ku jirto.
page : 1364 of 1584
<< < 1359 1360 1361 1362 1363 1364 1365 1366 1367 1368 1369 > >>

 

Exit mobile version