Shuushuule

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Sh. ah: qof xan badan oo dadka hoos ka dicaayadeeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shuushuule

shuushuulee | shuushuuleyn | shuushuuleys |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg