Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: faajafaajo
siiri  Firimbi. ld siidhi.
siiriwale  ld seeriwale.
siiro  1. Taariikh nololeed. 2. Asluub; dhaqan.
siis  ld siin².
siisasho  eeg siiso².
siise  ld siiso¹.
siisiib  Raar wada cad oo aan marriin lahayn.
siiso1  Boor; siigo; habaas. ld siise. siiso2  1. Qof la jecelyahay wax ku dhaqaalaysasho. 2. Wax, wax kale ku beddelasho. siisto  Erey macnahiisu walaal u dhigmo oo loo yiqiin haweenkii xisbiga leegada xubinta ka ahaa.
sijaayad  ld sajaayad.
siji  Badar la tumay, haldhan, buunshe iwm u kala saarid.
sijin  eeg siji. ld sijis.
sijis  ld sijin.
sijisan  Wax la sijiyay ahansho (badar la tumay).
sijisasho  eeg sijiso.
sijisnaan  eeg sijisan. ld sijisnaansho.
sijisnaansho  ld sijisnaan.
sijiso  Badar la tumay haldhan, buunsho iwm u kala baxsasho.
sikasho  eeg siko.
sikasta  ld si.
sikhi  Qof aad deeqsi u ah.
sikhil  ld sikhile.
sikhile  Soofe yar. ld sikhil.
sikhinnimo  Sikhi ahaansho.
siki  Wax in yar durkin.
sikiin  ld sakiin.
sikiir  ld sakiiro.
sikiiro  ld sakiiro.
sikil  1. Badar budo iyo jiriir u kala saarid. 2. Badar qashin ka saarid.
page : 1371 of 1584
<< < 1366 1367 1368 1369 1370 1371 1372 1373 1374 1375 1376 > >>

 

Exit mobile version