Siiso

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Boor; siigo; habaas. ld siise.


Siiso

Qaabnaxa: f.lg3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Qof la jecelyahay wax ku dhaqaalaysasho. 2. Wax, wax kale ku beddelasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siiso

dhibaad | magangelyo | siisasho | siise |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg