Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: faajafaajo
sinsaaro  ld sinsaaryo.
sinsaaryo  Nooc ka mid ah tabaha legdanka oo qofka inta sinta la saaro la legdo. ld sinsaaro.
sintaacsasho  ld sitaacsasho.
sintaacso  ld sitaacso.
sintaar  Maanyoodka Yibraha, marka ay samaanyo ka rabaan wiil dhashay.
siq  Iyadoo la fadhiyo in yar meel ka durkid.
siqasho  eeg siqo.
siqid  eeg siq.
siqiir1  ld saqiir¹. siqiir2  ld saqiir². siqiirid  eeg saqiirid.
siqiirnimo  ld saqiirnimo.
siqo  1. Iyadoo la fadhiyo in yar durkid. 2. Ka s.: wax ku yaqyaqsasho.
siqsiq  Ka s.: ceeb ka dhowrsasho.
siqsiqid  eeg siqsiq.
sir1  (asraar, m.dh) 1. Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn. 2. Dhagar; khayaamo. sir2  Cid khiyaamayn. siraad1  1. ld siraaji. Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo liifadna leh oo habeenkii la daarto; faynuus. 2. Waddo cadaabta kor marta oo aakhiro dadku wada maro. 3. Iftiin. siraad2  Wax iftiin kee-naya shidid. siraadan  Wax la siraaday ahaansho.
siraadasho  eeg siraado.
siraadid  eeg siraad².
siraadkor1  Ka samatabbaxa dhibaato cid haysata. siraadkor2  Dhibaato cid haysata ka samatabbixid. siraadkorid  eeg siraadkor².
siraadnaan  eeg siraadan. ld siraadnaansho.
siraadnaansho  ld siraadnaan.
siraado  Wax iftiin-sasho.
siraaj  ld siraad¹ (1).
siran1  Ku s.: wax khatalmay noqosho.
page : 1376 of 1584
<< < 1371 1372 1373 1374 1375 1376 1377 1378 1379 1380 1381 > >>

 

Exit mobile version