Siraad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld siraaji. Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo liifadna leh oo habeenkii la daarto; faynuus. 2. Waddo cadaabta kor marta oo aakhiro dadku wada maro. 3. Iftiin.

Siraad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Wax iftiin kee-naya shidid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siraad

saadso | fasiraad | khasiraad | masrad | misbaax | siraadan | siraadasho | siraadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg