dhiraysnaansho ld dhiraysnaan.
dhirbaax1 ld dharbaaxo. dhirbaax2 ld dharbaax². dhirbaaxayn ld dharbaaxid.
dhirbaaxaysan ld dharbaaxaysan.
dhirbaaxaysnaan ld dharbaaxaysnaan.
dhirbaaxaysnaansho ld dhar- baaxaysnaan.
dhirbaaxee ld dharbaax².
dhirbaaxid ld dharbaaxid.
dhirbaaxo ld dharbaaxo.
dhiree 1. Dhul aan dhir lahayn geedo ku tallaalid. 2. Geedo udgoon ama geed kulayl ah, cunno, cabitaan iwm ku darid.
dhirfi 1. Is dh.: qof caraysan iska dhigid. 2. Ka dh.: cid ka xanaajin.
dhirfid eeg dhirif².
dhirfin eeg dhirfi.
dhirfoon Wax caraysan ahaansho.
dhirfoonaan eeg dhirfoon. ld dhirfonaansho.
dhirfoonaansho ld dhirfoonaan.
dhirhoosad Nagaarka geed-gaabka iyo cawska.
dhirif1 Caro; xanaaq. dhirif2 Dhirif dareemid. dhirifoobid eeg dhirifow.
dhirifow1 1. Marax. 2. Suyuc. dhirifow2 Hilib suyuc yeelasho. dhirifsan Qof xanaaqsan ahaansho.
dhirifsanaan eeg dhirifsan. ld dhirifsanaansho.
dhirifsanaansho ld dhirifsanaan.
dhirindhir (bot.) Geed-quwaax ay raxanreebta isku bah yihiin oo leh qodax dhumuc weyn oo dheer iyo dheecaan dhammaajo ah.
dhirindhiri 1. Meel qodaxi ku jirto si tartiib ah uga saarid. 2. Arrin si siyaasad iyo degganaan leh ciriir uga saarid.
dhirindhirin eeg dhirindhiri.
dhiriq Digo aad u qoyan.
page : 147 of 218
<< < 142 143 144 145 146 147 148 149 150 151 152 > >>