Dhirfi

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Is dh.: qof caraysan iska dhigid. 2. Ka dh.: cid ka xanaajin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhirfi

dhirfid | dhirfin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg