uleexid eeg uleex.
ulootamid ld ultamid.
ulootan (1) ld ultamid.
ulootan (2) ld ultan².
ultamid eeg ultan². ld ulootamid, ulootan¹, ultan¹.
ultan (1) ld ultamid.
ultan (2) Laba qof ama ka badan cayaar ulo yaryar laysla dhacayo ku tartamid. ld ulootan².
ultansii Laba qof ama ka badan ula yaryar oo laysla dhaco ku tartansiin (ciyaar).
ultansiin eeg ultansii. ld ultansiis.
ultansiis ld ultansiin.
uluufaad Tiro kumanyaal gaarta.
umaad (1) Geeri, mawd, dhimasho.
umaad (2) Nafley dhimasho.
umaadad Si hanti loo unko wax meel dhigid. ld amaamud.
umaadid eeg umaad².
umaamad Maal aruursasho.
umaamadan ld amaamudan.
umaamade ld amaamude.
umaamadid eeg umaamad. ld amaamudid.
umaamudnaan ld amaamuudnaan.
umaamudnaansho ld amaamudnaan.
umal (1) Caro ciilqab ah.
umal (2) Caro ciilqab leh dareemid. ld umashoo.
umashoo Qof dareema caro ciilqab ah noqosho. ld umal².
umashood ld umlid.
umlid eeg umal². ld umashood.
ummaag Xirmo ah cawska rarada laga sameeyo.
ummad 1. Dad meel wada deggan oo dhaqan iyo dhaqaale wadaag ah. 2. Dad.
ummadnimo Ummad ahaansho.
ummi U. ah: qof aan wax qori karin waxna akhrin karin.
<< < 1460 1461 1462 1463 1464 1465 1466 1467 1468 1469 1470 > >>