Ultansii
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Laba qof ama ka badan ula yaryar oo laysla dhaco ku tartansiin (ciyaar).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ultansii ↴
ultansiin | ultansiis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg