Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: jeeraarin
wedki-arag  ld wadki-arag.
weecad  ld weecasho.
weecasho  eeg weeco. ld weecad.
weeci  Wax leexin.
weecin  eeg weeci.
weeco  Wax leexasho.
weecsan  Wax weecday ahaansho.
weecsanaan  eeg weecsan. ld weecsa-naansho.
weecsanaansho  ld weecsanaan.
weecsasho  eeg weecso.
weecso  Wax leexsasho.
weedaar  Waddo dheer oo isku xirta laba beelood ama laba ceel.
weegaar1  ld maageer¹. weegaar2  ld maageer². weegaaran  ld maageeran.
weegaarasho  ld maageerasho.
weegaarid  ld maageerid.
weegaarnaan  ld maageernaan.
weegaarnaansho  ld maageernaan.
weegaaro  ld maageero.
weegaarsan  ld maageeran.
weegaarsanaan  ld maageernaan.
weegaarsanaansho  ld maageernaan.
weel  Wax kasta oo gudo leh oo wax lagu shubto ama lagu rido ama lagu karsado.
weelduw1  ld weelduwid. weelduw2  U w.: dad cudurrada xunxun oo lays qaadsiyo qaba, sida qaaxada iwm, weel gaar ah u yeelid, wax ku siin; faquuqid. weelduwan  Wax la takooray ahaansho.
weelduwid  eeg weelduw². ld weelduw¹.
weer1  1. Bahal dugaagga ka mid ah oo dhurwaaga u eg; dhidar. 2. Cad maro ah oo cad oo madaxa lagu xirto oo astaamaha tiiraanyada lagu muujiyo; hangal. weer2  (nax.) Ereyo taxan oo micne buuxa leh; yacni wadajirka khabarka iyo mawaadiicdiisa; hawraar.
page : 1504 of 1584
<< < 1499 1500 1501 1502 1503 1504 1505 1506 1507 1508 1509 > >>

 

Exit mobile version