Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: afxirasho
dhunkuluulux2  Cunto aad loo kariyey muudmuudid. dhunkuluuluxi  Cunto dhunkuluulux ka dhigid.
dhunkuluuluxid  eeg dhunkuluulux².
dhunkuluuluxin  eeg dhunkuluuluxi. ld dhunkuluuluxis.
dhunkuluuluxis  ld dhunkuluuluxin.
dhunkuluuluxsad  ld dhunkuluuluxsasho.
dhunkuluuluxsan  Wax la dhunkuluuluxiyay ahaansho (cunto).
dhunkuluuluxsanaan  eeg dhunkuluuluxsan. ld dhunkuluuluxsanaansho.
dhunkuluuluxsanaansho  ld dhun- kuluuluxsanaan.
dhunkuluuluxsasho  eeg dhun- kuluuluxso. ld dhunkuluuluxsad.
dhunkuluuluxso  Cunto dhunkuluulux ka dhigasho.
dhunkuxsad  ld dhunkuxsasho.
dhunkuxsasho  eeg dhunkuxso. ld dhunkuxsad, dhunkuxsi.
dhunkuxsi  ld dhunkuxsasho.
dhunkuxso  Wax adag oo aan la calaalin liqid.
dhunxi  ld dhunji.
dhunxin  ld dhunjin.
dhunxis  ld dhunjis.
dhuq  Xubinta taranka ee haweenka gudaheeda.
dhuqdhuqayn  eeg dhuqdhuqee.
dhuqdhuqaysad  ld dhuqdhuqaysasho.
dhuqdhuqaysasho  eeg dhuqdhuqayso. ld dhuqdhuqaysad, dhuqdhuqaysi.
dhuqdhuqaysi  ld dhuqdhuqaysasho.
dhuqdhuqayso  Hanti aan badnayn meel si joogto ah uga helid.
dhuqdhuqee  Jid si joogto ah horay iyo gadaal ugu noqnoqosho.
dhuqmee  Meel ciriiri ah wax ka soo bixin.
dhuqmeyn  eeg dhuqmee.
dhuqmeysasho  dhuqmeyso.
dhuqmeyso  Meel cariiri ah wax kala soo bixid.
dhur1  1. Taran. 2. Nasiib. 3. Faa'iido.
page : 160 of 218
<< < 155 156 157 158 159 160 161 162 163 164 165 > >>

 

Exit mobile version