Dhunkuluulux

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Dh. ah: cunto aad loo kariyey oo muudmuudday.


Dhunkuluulux

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Cunto aad loo kariyey muudmuudid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhunkuluulux

dhunkuluuluxi | dhunkuluuluxid | dhunkuluuluxin | dhunkuluuluxis | dhunkuluuluxsad | dhunkuluuluxsan | dhunkuluuluxsanaan | dhunkuluuluxsanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg