caddaysnaan eeg caddaysan. ld caddaysnaansho.
caddaysnaansho ld caddaysnaan.
caddayso 1. Wax caddaan ka dhigasho. 2. Qof arrin iwm ee uu qarsanayey soo bandhigasho. 3. Shaah caano ku darsasho. 4. Neegatiif iyadoo kiimiko lagu meyrayo muuqaal u xambaarsanaa warqad ku muujisasho.
caddee 1. Wax caddaan ka dhigid. 2. Arrin la qarinayey soo bandhigid. 3. Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
caddi ld caddaan¹; ld caddo.
caddib1 1. Luggooyo; kadeed. 2. ld caddibid. caddib2 1. Cid shiddo iyo dhibaato gaarsiin. 2. Cid luggooyo badid. caddibaad ld caddibid.
caddiban1 Wax la caddibay noqosho. caddiban2 Wax la caddibay ahaansho. caddibid eeg caddib². ld caddib¹ (2), caddibaad.
caddibmid eeg caddiban¹.
caddibnaan eeg caddiban². ld caddibnaansho.
caddibnaansho ld caddibnaan.
caddidiif Harag yar oo ka dillaaca ciddida labadeeda dhinac. ld ciddidiif.
caddiin ld caddaan¹.
caddiin1 Hilibka intiisa cad; baruur. caddiir ld catiir (2).
caddil1 ld caddilid. caddil2 Wax caddilan ka dhigid. caddil3 1. Fal dhici lahaa ka daahid iyadoo cid loo eersanayo. 2. Isu c.: wax isu dheelli tirid. caddilaad ld caddilid.
caddilaad1 ld caddilid. caddilan1 Wax la caddilay noqosho. caddilan2 Wax la caddilay ahaansho. caddilid eeg caddil². ld caddil¹, caddilaad.
caddilmid eeg caddilan¹.
caddilnaan eeg caddilan². ld caddilnaansho.
caddilnaansho ld caddilnaan.
caddilnimo Caddaalad, gar, garsoor, garsoornimo.
page : 17 of 95
<< < 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 > >>