Caddayso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Wax caddaan ka dhigasho. 2. Qof arrin iwm ee uu qarsanayey soo bandhigasho. 3. Shaah caano ku darsasho. 4. Neegatiif iyadoo kiimiko lagu meyrayo muuqaal u xambaarsanaa warqad ku muujisasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddayso

caddaysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg