gadangatee Aayar u socosho.
gadangateyn eeg gadangatee.
gadangato Socod aayar loo soconayo ayadoo hadba cabbaar loo nasanayo socodka.
gadasho eeg gado.
gadawaar1 Cirku marka uu qaawan yahay oo uusan daruur lahayn. gadawaar2 Daruur beelid (cir). gadawaarid eeg gadawaar².
gaddi ld geddi².
gaddiifad ld kaddiifad.
gaddin ld geddiyid.
gaddis ld geddis.
gaddisad ld geddisad.
gaddisan ld geddisan.
gaddisasho ld geddisasho.
gaddisley ld geddisley.
gaddisnaan ld geddisnaan.
gaddisnaansho ld geddisnaan.
gaddiso ld geddiso.
gaddiyid ld geddiyid.
gaddoomid ld geddoomid.
gaddoon1 ld geddoomid. gaddoon2 ld geddoon². gadfan 1. Wax, wax ku gadaaman ahaansho. 2. Wax, wax kale dahaar looga dhigay ahaansho. ld gedfan.
gadfanaan eeg gadfan. ld gadfanaansho, gedfanaan, gedfa- naansho.
gadfanaansho ld gadfanaan.
gadfid eeg gadaf². ld gedfid.
gadgaddi ld gedgeddi.
gadgaddin ld gedgeddiyid.
gadgaddis ld gedgeddiyid.
gadgaddiyid ld gedgeddiyid.
page : 19 of 102
<< < 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 > >>