Gadfan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax, wax ku gadaaman ahaansho. 2. Wax, wax kale dahaar looga dhigay ahaansho. ld gedfan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gadfan ↴
gadfanaan | gadfanaansho | gedfanaan | gedfanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg