jarjarid eeg jarjar². ld jarjaris.
jarjaris ld jarjarid.
jarjarmid eeg jarjaran¹.
jarjarnaan eeg jarjaran². ld jarjar-naansho.
jarjarnaansho ld jarjarnaan.
jarmaad Aroor hore socosho. ld jermaad.
jarmaade ld jarmaa-do.
jarmaadi Wax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi.
jarmaadid eeg jarmaad. ld jarmaadis², jermaadid.
jarmaadin eeg jarmaadi. ld jarmaa-dis¹, jermaadin.
jarmaadis1 ld jarmaadin. jarmaadis2 ld jarmaadid. jarmaado Socodka aroorta hore la socdo. ld jarmaade, jermaado.
jarmaadsan Wax arooryo hore soconaya ahaansho. ld jermaadsan.
jarmaadsanaan eeg jarmaadsan. ld jarmaadsanaansho, jermaadsanaan, jer-maadsanaansho.
jarmaadsanaansho ld jarmaadsa-naan.
jarmid eeg jaran¹.
jarmo Kayn aan la mari karin. ld jed.
jarnaan eeg jaran². ld jarnaansho.
jarnaansho ld jarnaan.
jaro 1. Wax qayb ka goosasho. 2. Timo si wanaagsan u goyn. 3. Haad booladu tahay haad kale ku qabsasho. 4. Shax xabbad qaadid.
jarrad 1. Doonta marka shiraaca kor loo saaro si ay socodka u badiso. 2. Safar u aqool. 3. Hab xisaabeed wax loo tiriyo (hal jarrad, laba jarrad iwm).
jarrayn eeg jarree. ld jarraysimo.
jarraysad ld jarraysasho.
jarraysasho eeg jarrayso. ld jar-raysad, jarraysi.
jarraysi ld jarraysasho.
jarraysimo ld jarrayn.
jarraysin Xilli subax ah oo iftiin wacani jiro laakiin qorraxdu aanay soo bixin.
jarrayso Qof jarraysimo raadsasho.
jarree 2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Goor subax ah qof cunto doonaya reer ku waaberiisasho. 2. (f.g) Goor subax ah marti cunto siin. 3. (f.mg) Cid wax ka rajayn.
page : 19 of 53
<< < 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 > >>