Jaro
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. Wax qayb ka goosasho. 2. Timo si wanaagsan u goyn. 3. Haad booladu tahay haad kale ku qabsasho. 4. Shax xabbad qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaro ↴
laangooyo | oksiin | baangad | beerfalid | boqnagooyo | cadbaar | ciddi | collob | foodgooyo | godin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg