leefsiin eeg leefsii.
leegleegsad ld leegleegsasho.
leegleegsasho eeg leegleegso. ld leegleegsad, leegleegsi.
leegleegsi ld leegleegsasho.
leegleegso 1. Qof fara marnaan socosho. 2. Hawl la'aan socosho.
leelleel1 Masiibo. leelleel2 Qof masiibo la kulmid. leelleelid eeg leelleel².
leelleelsan Wax masiibo la kulmay ahaansho.
leelleelsanaan eeg leelleelsan. ld leelleelsanaansho.
leelleelsanaansho ld leelleelsanaan.
leelleeltir1 Xoolo ama wax kale oo qof hawlgab ah ama ciidan waxyeelloobay abaal gud ahaan loo siiyo. leelleeltir2 Cid masiibo ku dhacday wax siin. leelleeltiran Wax la leelleeltiray ahaansho.
leelleeltirid eeg leelleeltir².
leelleeltirnaan eeg leelleeltiran. ld leelleeltirnaansho.
leelleeltirnaansho ld leelleeltirnaan.
leelo 1. Xayaabada dusha ka fuusha cuntada la kariyo. 2. Xaafoodka kor fuula biyo in badan meel ku jirey; saaruq.
leex Caano is haysta oo la matago.
leexad ld leexasho.
leexad birlabeed
leexasho ld leexad.
leexaysad ld leexaysasho.
leexaysasho eeg leexayso. ld leexaysad, leexaysi.
leexaysi ld leexaysasho.
leexayso 1. Leexo samaysasho. 2. Leexo isku ruxid.
leexi Wax jihadii ay u jeedeen ka duwid.
leexin eeg leexi. ld leexis.
leexis ld leexin.
leexo1 1. Dabayl dhacda oo cirka u kacda. 2. Ciyaar xarig geedo isu dhow labadiisa dacal lagu kala xiro oo carruurtu fuusho iskuna ruxaan. 3. Qallooc gala kurus geel.
page : 26 of 46
<< < 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 > >>