Leelleel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Masiibo.
Leelleel
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)Qof masiibo la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga leelleel ↴
leelleelid | leelleelsan | leelleelsanaan | leelleelsanaansho | leelleeltir | leelleeltir | leelleeltiran | leelleeltirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg