maharsanaansho ld mehersanaan.
maharsasho ld mehersasho.
maharso ld meherso.
mahasho ld muhasho.
mahayammoog Dhallaan aan weli garaad yeelaan; sebi. ld mahayammooge.
mahayammooge ld mahayammoog.
mahaysato Dad aan hanti ku filan haysan; sabool. ld maxaysato.
mahdab ld mad-hab.
mahdar Musqul; suuli.
mahdi 1. Nin diinta Islaamku sheegtay inuu aakhiru-sabaanka imaan doono. 2. Barwaaqo.
mahersi ld mehersasho.
mahiib (1) ld mihiibid.
mahiib (2) ld mihiib².
mahiibi ld mihiibi.
mahiibid ld mihiibid.
mahiibin ld mihiibin.
mahiibsasho ld mihiibsasho.
mahiibsii ld mihiibsi.
mahiibsiin ld mihiibsiin.
mahiibso ld mihiibso.
mahiigaan M. ah: wax tiradoodu aad u badantahay (roob iyo col). ld mahiiggaan, mihiigaan, mihiiggaan.
mahiigaannimo Wax tiradoodu badantahay ahaansho (col, roob). ld mahiiggaannimo, mihiigaanimo, mihiiggaannimo.
mahiiggaan ld mahiigaan.
mahiiggaannimo ld mahiigaannimo.
maho ld muho.
mahrajaan 1. Bannaanbax weyn oo lagu soo bandhigo cayaaro dhaqanno, sawirro iwm. 2. Magac xiddig.
mahuraan M. ah: wax aan laga fursan karin, lama huraan, lagamammaarmaan.
majaajilee ld majaajillee.
majaajileyn ld majaajilleyn.
majaajillee Majaajillo samayn. ld majaajilee.
<< < 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 > >>