Mahrajaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Bannaanbax weyn oo lagu soo bandhigo cayaaro dhaqanno, sawirro iwm. 2. Magac xiddig.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mahrajaan ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg