Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: gurxan
daah (2) (riw.) D. masraxiyeed: ilxir loo adeegsado goobta masraxiyadda.
daah (3) 1. Raagid; dib u dhicid. 2. Ka soo d.: madaxqaad; cudur ka kicid; diif cudur ka muuqato.
daah (4) Ilixir u yeelid.
daahan Wax ilixir loo yeelay ahaansho; daah lahaansho.
daahasho eeg daaho.
daahi Cid ama wax kale meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga dhacsiin.
daahid eeg daah³. ld daah¹ (2).
daahid (1) eeg daah².
daahiil (1) ld diihaal¹.
daahiil (2) ld diihaal².
daahiilid ld diihaalid.
daahin eeg daahi.
daahir (1) 1. (dii.) Aan najaso lahayn; nadiif. 2. Sida muuqata ama muqaalka guud.
daahir (2) (dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wuxuu soo daahiray muddo laga joogo 14 qarni iyo hodhodho”.
daahiri 1. (dii.) Wax nijaaso ka bi'in. 2. Wax, wax muuqda oo bayaan ah ka dhigid.
daahirid eeg daahir².
daahirin eeg daahiri.
daahirnimo (dii.) Daahir ahaansho; nadiifnimo.
daahiro Nicmo iyo khayr aad u badan.
daahiyad 1. Dhibaato waxyeello weyn leh; masiibo; belo. 2. Qof aad u caqli badan oo iloodi ah.
daahnaan eeg daahan. ld daahnaansho.
daahnaansho ld daahnaan.
daaho Ilixir u yeelasho.
daahsad ld daahsasho.
daahsan Wax daahay ahaansho.
daahsanaan eeg daahsan. ld daahsanaansho.
daahsanaansho ld daahsanaan.
daahsasho eeg daahso. ld daahsad, daahsi.
daahsi ld daahsasho.
daahso Qof ama wax la sugayay raagsasho.
<< < 277 278 279 280 281 282 283 284 285 286 287 > >>

 

Exit mobile version