dagaalgelis ld dagaalgelin.
dagaalid eeg dagaal². ld dagaal¹ (2).
dagaaljecel Qof shiddoole ah ahaansho.
dagaaljeclaan eeg dagaaljecel. ld dagaaljeclaansho.
dagaaljeclaansho ld dagaaljeclaan.
dagaaljooji Dirir joojin.
dagaaljoojin eeg dagaaljooji. ld dagaaljoojis.
dagaaljoojis ld dagaaljoojin.
dagaallamid eeg dagaallan². ld dagaallan¹.
dagaallan (1) ld dagaallamid.
dagaallan (2) La d.: cid dagaal kula kicid.
dagaaltoleed Dagaal dhex mara dad qaraabo ah; dagaalsokeeye.
dagaalyahan Qof geesi ah oo tabaha iyo xeeladaha dagaalka yaqaan.
dagaalyahannimo Dagaalyahan ahaansho (qof).
dagaggoo Ka d.: xoolo dago ka bixin.
dagaggooyn eeg dagaggoo. ld dagaggoys (3).
dagaggooys 1. D. ah: ari dago ku waajibtay. 2. D. ah: neef dago ahaan loo bixiyey. 3. ld dagaggoyn.
dagan (1) 1. Wax aan foojignayn noqosho (nafley). 2. Wax dayacan noqosho (alaab, xoolo iwm).
dagan (2) 1. Wax aan foojignayn ahaansho (nafley). 2. Wax dayacan ahaansho (alaab, xoolo iwm).
daganduug (1) ld daganduugid.
daganduug (2) 1. Wax qarin. 2. Wax baabi'in.
daganduugid eeg daganduug². ld daganduug¹.
dagarasoon ld daqarasoon.
dagasho eeg dago².
dagati Wax dayacan.
dagid eeg dag. ld dagniin.
dagiigaxasho ld digiigixasho.
dagiigix ld digiigix.
dagiigoxo ld digiigoxo.
dagmid eeg dagan¹.
<< < 302 303 304 305 306 307 308 309 310 311 312 > >>