dagaaljecel
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-claa, -clayd)

Qof shiddoole ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dagaaljecel

dagaaljeclaan [m.f.dh]
eeg dagaaljecel. ld dagaaljeclaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg