Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: goldooxid
danyar (1) Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax nolol maalmeedkiisa dhaafsiisan. ld dabyar.
danyar (2) Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax dhaafsiisan nolol maalmeedka ahaansho.
danyaraan eeg danyar². ld danyari, danyaro.
danyari ld danyaraan.
danyaro ld danyaraan.
daqan ld danaq.
daqaqamid eeg daqaqan². ld daqaqan¹.
daqaqan (1) Socod meel aan guriga ka fogeyn lagu gaaro; faalal. ld daqaqamid.
daqaqan (2) U d.: Meel aan guriga ka fogeyn socod ku gaarid.
daqar (1) Dhaawac madaxa gaara oo aan lafta jebin. ld dakhar¹.
daqar (2) Qof, dhaawac aan lafta jebin madaxa ka gaarsiin. ld dakhar².
daqarasoon Hanti sako ahaan loo bixiyo marka Soonku dhammaado. ld dagarasoon, daqarsoon.
daqarsoon ld daqarasoon.
daqay Muruq ku yaal laf dhabarta labadeeda dhinac.
daqiiji Wax buda ka dhigid.
daqiijin eeg daqiiji.
daqiiq 1. Wax kasta oo aad loo shiido; budo. 2. Sarreen aad loo shiiday; bur.
daqiiqad Waqti hal saac ah oo lixdan meelood loo qaybshay middood. ld daqiiqo.
daqiiqo ld daqiiqad.
daqmad ld danqasho.
daqmasho ld danqasho.
daqmi ld danaq.
daqmid ld danqid.
daqmin ld danqid.
daqmo ld danqo.
daqnad ld danqasho.
daqnasho ld danqasho.
daqni ld daqan.
daqnid ld danqid.
daqnin ld danqid.
<< < 321 322 323 324 325 326 327 328 329 330 331 > >>

 

Exit mobile version